Sida loo galiyo alaabtaada ugu horreysa
Muuqaal ayaa halkan yimaan doona dhawaan.
1
Sawir wanaagsan qaado
Iftiin wanaagsan + meel nadiif ah. Sawirku waa waxa ugu horreeya ee macmiilku arko — sawir fiican waa iib fiican.
2
Dashboard-ka → Alaabta → Ku dar alaab
Geli magaca, qiimaha (USD), tirada kaydka, iyo faahfaahin kooban. Waxaad geli kartaa ilaa 5 sawir.
3
Kaydi oo fiiri dukaankaaga
Riix 'Fiiri dukaanka' si aad u aragto sida macaamiishu u arkayaan. Alaabtu markay dhammaato, waxay si toos ah u muujin doontaa 'Wuu dhammaaday'.